Templates by BIGtheme NET

HORUMARKA CAASIMADDA

Facebook Posts

Duqa Muqdisho ahna Gudomiyaha Gobolka Banaadir oo Soo Saaray Wareegto lagu Amrayo Maamulka Degmada Howl-wadaag inuu Muddo isbuuc ah Ku furo Waddooyinka Suuqa Bakaaraha oo lagu dhistay si sharci daro ah. ... See MoreSee Less

View on Facebook

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdirahman Cumar Cusmaan ( Injineer Yariisoow) ayaa soo xeray tartanka kubada Cagta oo lagu weynaynayay bisha barakeyaneed ee Ramadaan oo lagu soo gebogabeeyay degmada Kaaraan.

Kulanka fiinaalka oo ay wada ciyaareen waaxyaha jabuuti iyo Wajeer, waxaa sido kale kasoo qayb galay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada iyo wacyigelinta, Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda, Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha haweenka gobolka iyo maamulka degmada Kaaraan.

Tartanka oo ay ka qeyb galeen 26 koox, waxaa fiinalkiisa isugu soo haray waxaana koobka ku guulaystay kooxda Wajeer oo ku guleysatay2-1 kaga guleysatay kooxda Jabuuti.
... See MoreSee Less

View on Facebook

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee dhiig Deeqista aduun ayaa lagu qabtay Xarunta Aqalka Dowladd Hoose ee Xamar.

Munasabadaan ayaa waxaa kasoo qeyb gashay Gudomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Maxamuud Jamaac
(Jawaahir Barqab) Madax ka soctay Benadir blood service( adeega dhiiga ee gobolka benadir) Takhatir ka soctay isbitaalada Magalada Muqdisho.

Munasabadaan ayaa waxaa qaban qaabiyay Waxda Caafimaadka Dowladda Hoose Ee Xamar.
... See MoreSee Less

View on Facebook

Duqa Muqdisho ahna Gudomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan(Enj Yariisow iyo Gudomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir dhanka arrimaha Bulshada iyo wacyi galinta Marwo Basma Caamir Axmed(jakkti) ayaa Maanta ku Wareejiyay Muwaadin Soomaaliyeed oo gurigiisa laga hestay mudo 28 sana ah gurigaan oo ku yaala Degmada Shibis Ee Gobolka Banaadir. ... See MoreSee Less

View on Facebook

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir dhanka arrimaha Bulshada iyo wacyi galinta Marwo Basmo Caamir Axmed(Jakkti) Gudomiyaha Hawenka Gobolka Banaadir Jawahir Maxamuud Jamac(Jawahir Barqab) iyo Guddoomiyaha Isboortiga G.Banaadir Md Wiish ayaa soo xeray Tatankii k.cagta Ee ramadaanka oo loo qabtey caruurta Agonta Ciidanka booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed kaas oo soo bilowdey horaantii bisha
Barakeysan ee Ramadaan, waxuuna maamulka Gobolka caruurta ciidanka booliska iyo kuwa Asluubta ee tartanka ka qayb galay ku abaalmariyay abaalmarin laacaged iyo bilado si uu ugu dhiirogeliyo.
... See MoreSee Less

View on Facebook

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful