Templates by BIGtheme NET

Guddoomiye Basmo oo Kulan dardargelinta Nadaafada ah la yeelatay Saraakiisha Ciidanka Ilaalada Deegaanka & Waaxda Nadaafada (SAWIRRO)

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir dhanka arrimaha Bulshada iyo wacyi galinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jaktti) ayaa maanta waxaay ay kulan la qaadatay Agaasimaha Cusub Waaxda Nadafadda Saraakiisha ciidanka ilaalada Deegaanka Xamar Gudoomiye ku xigeenada arrimaha Degmooyinka iyo dhamaan waxyaha 17 Degmo ee Gobolka Banaadir.

Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay Dardar Galinta Nadaafada Caasimadda Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful