Templates by BIGtheme NET

Fursad Shaqo

Fursad Shaqo: Tifaftire

Radio Codka Gobolka Banaadir , wuxuu raadinaya qof buuxiya fursadda shaqo ee kor ku xusan kana howl-gala xarunta Idaacadda.

MAS’UULIYADAHA:

  • Inuu Aqoon durugsan u leeyahay kala xulashada wararka iyo tifaftirkooda.
  • Ka qeyb qaadashada curinta sheekooyinka iyo wararka maalinlaha ah.
  • La shaqeynta iyo caawinta war soo saareyaasha iyo war dooneyaasha ku howlan isku dubbaridka barnaamijyada kala duwan ee ka baxa idaacada
  • Abuuridda iyo baarista fikradaha xubin wareedyada iyo wareysiyada.

SHURUUDAHA:

  • Jaamacad dhammeysay, dhigata ama wax u dhigma.
  • Leh Khibrad Shaqo 4 Sano ah oo Dhanka Warbaahinta ah
  • Leh xirfad sheekeyn, codkarnimo, qoraal iyo akhrin deg deg ah.
  • Inuu si heersare ah u yaqaan Afka Soomaaliga misna yaqaan luuqadda Af-Ingiriis-ka qoraal iyo akhrinba.
  • Leh kartida fulinta, mudanaan siinta shaqooyinka waqtiyeysan iyo fulinta mar qura hawla kala geddisan.
  • Leh Awoodda xukminta wararka, ogaal fiicanna u leh dhacdooyinka dalka, shaqsiyaadka iyo xaaladaha taagan.

KARTIDA:

  • La shaqeyn kara koox ballaaran, kuna shaqayn kara cadaadis walba
  • Leh karti dhego nuglaan iyo dhaqsi waxbarasho
  • Xalinta caqabadaha iyo ilaalinta waqtiga

  • Haddii aad buuxin karto shuruudahan fadlan soo dir CV-gaaga kuna soo dir naasirx1@gmail.com

Arji qabashada waxa ay ku eg tahay 14 July 2019.
Nasiib Wacan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful