Templates by BIGtheme NET

Dhageyso Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa Muqdisho oo Khudbad ka jeediyay Furitaanka kala Fadhiga 6-aad ee Baarlamaanka

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Shalay ka qaybgalay munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 6-aad ee Golaha Shacabka JFS, oo uu daahfuray Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

Guddoomiye Cumar oo hadal ka jeediyay daahfurka ayaa si kooban uga hadlay siyaasadda Gobolka iyo qorshaha horumarinta Caasimadda Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa Sheegay in Maamulkiisa uu Dedaal ugu jirnaa sidii Caasimadda Muqdisho ay ula tartami lahayd Caasimadaha horumaray ee Caalamka Wuxuu ka Codsaday Madaxda Dalka iyo Baarlamaanka in ay garab istaagaan

Hoos ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful