Templates by BIGtheme NET

Safiirka Cusub ee Somalia u fadhin doona Sudan oo laga Gudoomay Waraaqaha Aqoonsiga Safiirnimmo

Danjire Maxamed Isxaaq ibraahim ayaa maanta si rasmi ah Warqadihiisa  aqoonsiga Safiirnimmo ku wareejiyay Guddoomiyaha Golaha Siyaasadda Qaranka ee Dawladda Suudaan  Cabdi Fitaax Al- Burhaan,  maanta wixii ka danbeeyana  uu noqonaya Safiirka Dawladda Soomaaliya u fadhiya Dalkaasi.

Safiirka ayaa  markii laga guddoomay warqadihiisa Aqoonsiga u mahad-celiyay Guddoomiyaha Golaha Siyaasadda Qaranka Dalka Suudaan Cabdi Fitaax  Al-Burhaan, isaggoo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu noqda Safiir buuxa maanta, kana shaqeyn doono Xiriirka labada Dal ee soo jireenka ah, Shacabka Soomaaliyeedna Abaal badan u hayaan Dawladda Suudaan oo dhan walbo ka taageertay.

.Safiirka ayaa  markii laga guddoomay warqadihiisa Aqoonsiga u mahad-celiyay Guddoomiyaha Golaha Siyaasadda Qaranka Dalka Suudaan Cabdi Fitaax  Al-Burhaan, isaggoo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu noqda Safiir buuxa maanta, kana shaqeyn doono Xiriirka labada Dal ee soo jireenka ah, Shacabka Soomaaliyeedna Abaal badan u hayaan Dawladda Suudaan oo dhan walbo ka taageertay.

Dhanka kale Danjire Maxamed ayaa ka codsaday Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan in si hagar la’aan ah ay ula shaqeeyaan, si  ay isaga kaashan lahaayeen  kor u qaadista Sharafta  qeybaha kala duwan Soomaalida ku dhaqacan Dalkaasi .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful