Templates by BIGtheme NET

Author Archives: Mih Bra

Maamulka G/Banaadir oo shaqsiyaad been abuur sameynayey u gudbiyey hay’adaha Garsoorka iyo Amniga

Muqdisho, 22 May, 2018– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa u digay shaqsiyaadka ku howllan sameynta sharciyada Been-Abuurka ah ee lagu xalaalaysanayo dhulalka dadweynaha, iyadoo ciddii lagu helana caddaaladda la horgeyn doonno lagana qaadayo tallaabo sharciga waafaqsan. Waaxda Maamulka Dhulalka ee Gobolka Banaadir ayaa qabatay labo shaqsi oo dokumenti Been-Abuur ah ku raadinayey ...

Read More »

Tartamayaasha Degmada Xamar-jajab oo maanta u soo gudubtay wareegga labaad ee tartan Cilmiyeedka Idaacada Codka G/Banaadir

Tartan Cilmiyeedka Degmooyinka Bisha Ramadaan Ee Idaacada Codka Gobolka Banaadir, waxaa maanta tartamaya Labada Degmo ee kala ah Xamarweyne iyo Xamar-Jajab, waxaana natiijadu ku soo dhamaatay. Xamarweyne (4 Dhibcood) Tartamayaasha Degmada Xamarweyne ee gobolka Benaadir waxaa ay la yimaadeen 4 Dhibcood kaliya Xamar-jajab (14 Dhibcood) Tartameyaasha Degmada Xamar-jajab ee gobolka Benaadir waxaa dhankooda la yimaadeen 14 dhibcood kaliya. Sidaa darteed waxaa Tartamayaasha ...

Read More »

Gudoomiye Basma oo Tababar aqoon Kororsi ah u Furtay Ururka Dhalinyarada G/Banaadir

Xafiiska Dhalinyarada Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsanaa Dowladd Wanaaga iyo Xalinta Qilaafaadka u furay Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir. Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Marwo Basma Cumar Axmed ayaa daahfurtay tababarkaan, waxaa kaloo goobjoog ahaa Agaasimaha Guud ee Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Abdifatah Ali Hassan. Marwo Basma Cumar Axmed ayaa ...

Read More »

Guddoomiye Eng. Yarisow ayaa sheegay in khasaare gaaraya $35 Million oo dollar uu geysteeen Roobabkii mahiigaanka ee ka da’ay Muqdisho

Muqdisho, 21 Maajo 2018 –Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in roobabkii mahiigaanka ahaa ee Caasimadda ka da’ay 48-dii saac ee la soo dhaafay ay ka dhasheen khasaarooyin kala duwan oo gaaraya ugu yaraan $35 Million oo dollar. Duqa Caasimadda ayaa xusay khasaaraha ka sakow in ay jirto dhibaatooyin bini’aadanimo oo gurmad ...

Read More »

Dowladda Hoose ee Xamar oo Ku Howlan Nadiifinta Wadooyinkii Biyaha ay Fariisteen

Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa laba jibaartay Gurmadka ay ka sameynayaan roobab lixaad leh oo geystay dhimasho dhaawac iyo qasaare hantiyeed , islamarkaana ay sii dheertahay wadooyinka qaarkood oo ay biyo fariisteen, taasi oo hakad gelisay isku socodka dadka iyo Gaadiidka. Dowladda Hoose ee Xamar oo isticmaalayo booyado loogu tala galay in ay qaadan biyaha fariistay wadooyinka iyo qalab ayaa ...

Read More »

Warta-Nabada: Gurmad loo sameeyay qoysas ay saameeyeen Roobab

Dhamaan Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa si siman waxaa uga socda Gurmad maamulka Gobolka Banaadir uu u sameeynayo qoysaska dhibaatadu ka soo gaartay roobabkii saacadihii ugu dambeeyay ka da’ayey Magaalada Muqdisho. Degmadda Warta-nabada ayaa kamid ah meelaha gurmadka Balaaran laga sameeyay, waxaana maamulka degmadu uu ka qeyb qaatay Daawo Muuqaalo laga soo duubay Goobaha Gurmadka laga sameeyay

Read More »

Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka

Muqdisho, 20 Maajo 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiey xaaladda saameynta roobabkii xalay ilaa iyo maanta ka da’ayey caasimadda Muqdisho. Guddoomiye Yarisow ayaa sheegay in 6 qof ay ku geeriyoodeen isla markaasna 301 guri ay biyo galeen halka qaar kalana ay dumeen. Duqa Muqdisho oo warsaxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ...

Read More »

Hodan: Gurmad Balaaran oo loo sameeyay Qoysas ay roobabku saameeyeen

Maamulka Degmadda Hodan, Taliska Saldhiga Booliska degmadaas, Shacab, masuuliyiin dowladda dhexe ka tirsan iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo iskaashanaya ayaa gurmad balaaran u sameeyay qoysas ay dhibaato ka soo gaartay, roobab xoogan oo saacadihii ugu dambeeyay ka da’ay Muqdisho. Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) iyo Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta ...

Read More »

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful