Templates by BIGtheme NET

WARARKII UGU DAMBEEYAY

Wasiirka Wasaaradda Tamarta oo kulamo muhiim ah la yeelatay madax ka socotay IOM iyo IGAD

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo; Fowzia Maxamed Sheekh, ayaa Shalay Xafiiskeeda ku qaabbishay Wafdi ka socda hey’adda IOM iyo urur Goboleedka IGAD, waxayna ka wada hadleen fulinta mashaariic lagu dhisayo xarumaha Wasaaradda. Mas’uuliyiinta Labada dhinac ayaa ka wada arrinsaday hirgelinta mashaariic lagu dayactirayo xarumaha Wasaaradda Tamarta oo degaameysan doonta xaruntii hore ee Wakaalada Biyaha Xamar ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo Madaxa Fulinta Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug kula kulmay madaxweynaha Hirshabeelle, Maxamed Cabdi waare oo maanta safar ku yimid magaalada iyo madaxa fulinta dowlad gobaleedka Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Hirshabeelle iyo madaxa fulinta Galmudug ayaa looga hadlay nabadeynta ...

Read More »

Madaxweyne Waare “Galmudug oo toosta waa Hirshabeelle oo toostay” + Sawirro

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Maamulka Hir-shabeele Maxamed Cabdi Waare , ayaa Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay Wasiiru Dowlaha arrimaha gudaha Soomaaliya, C/llaahi Faarax Wehliye, Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali iyo mas’uuliyiin kale. Madaxwayne Waare ayaa waxa uu sheegay inay Galmudug ...

Read More »

Guddoomiye Ibrahim Dheere oo la kulmay Shirkad Turki ah oo ka shaqeysa Dhismayaasha Magaalooyinka “SAWIRRO”

Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahad Alle”Ibraahim Dheere” ayaa Maanta Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Shirkad laga leeyahay wadanka Turkiga oo qaabeysa Dhismeyaasha Magaalooyinka. Shirkaddaan oo lagu Magacaabo DDOGA Company ayaa can ka ah Dalka Turkiga,waxaana la aas-aasay 1990,waxaana xarun u ah Magaalada Ankara,iyadoo ka shaqeysa Dhismeyaasha Wadooyinka, Tareenada, Buuxinta Gododka ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo bogaadiyey olalaha la dagaalannka burcadda hubaysan

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo guddoomiyey shirka Amniga Caasimadda ayaa bogaadiyey olalaha la dagaalannka burcadda hubaysan ee dhibaataynaya amniga Caasimadda. Taliyeyaasha Amniga Gobolka ayaa la wadaagay Guddoomiyaha warbixin ku saabsan hawlgallo ka dhan ah moorayaan hubaysan oo horey ay ugu daba jireen, kuwaas oo dhibaatooyin ka geystay degmooyinka Kaaraan, Cabdicasiis, Yaaqshiid iyo Deynile. ...

Read More »

Maamulka Degmada Xamar Jajab oo Deeq Raashin ah u qeybiyay 150 Qoys (SAWIRRO)

Maamulka Degmada Xamar Jajab ayaa Maanta Deeq raashin ah u qeeybiyay 150 qoos oo Danyar ah oo laga soo xulay afarta waxood ee Dagmadasi Dadkaan ayaa ahaa dadkii mudnaa in loo qeybiyo raashinkaan. Agaasimaha guud ee arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed (Cantoobo) iyo Gudoomiyaha Haweenna Gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Baarqab) ayaa Goob joog ka ahaa ...

Read More »

Kulamada maalinta shannaad Tartanka Kubadda Cagta Degmooyin G/Banaadir (SAWIRRPO)

Degmada Cabdicasiis ayaa guushii ugu weyneyd tartanka kubadda Gacanta degmooyinka ka gaartay degmada Kaxda kadibmarkii ay ku garaacday 39-4 kadib kulan xiiso leh oo ay ku yeesheen garoonka Wiish, waxayna Group B min 3 dhibcood kula hogaamineysaa degmada Warta Nabadda.Dhanka kale Degmada Hodon oo ah degmada tartanka daafacaneysa ayaa 16-14 kaga adkatay degmada Shingaani oo ahaa kula aad u xiiso ...

Read More »

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful