Templates by BIGtheme NET

WARARKII UGU DAMBEEYAY

Wasiirka Amniga XFS oo furay Shirka Isku xirka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dalka

Wasiirka amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirka isku xirka howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya,kaas  oo Saddexdii biloodba mar la qabto. Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Laamaha Hay’addaha socdaalka ee Gobalada, Saraakiisha xarunta dhexe ka howlgala iyo Hay’addaha wada shaqeynta la leh Hay’adda socdaalka oo ay ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Maamulka Dakhliga+Sawirro

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga iyo hufnaanta Maaliyadeed ee dalka. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoonka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Golaha Xukuumadda, Xildhibaannada, Golaha Dhaqaalaha Qaranka iyo dhammaan khubaradii Soomaaliyeed ee qaybta ka qaatay hawshan qiimaha leh uga mahadceliyay dhammaystirka Sharcigan. “Sharcigani waxa ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo sheegay in lala xisaabtamayo Shirkadaha dhisay wadooyinka qaar

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Kormeeray qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo ay Biya Dhigeen roobkii da’ay. Sidoo kale Duqa Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lala xisaabtami doono Shirkadahii dhisay Wadooyinka ay Daadadka Roobka bur buriyeen. Qaar kamid ah wadooyinka waaweyn ee muhiimsan Magaalada Muqdisho ayaa u xirmay roobkii ka da’ay ...

Read More »

Maamulka G/Banaadir oo xiray Xarun ku taalla Muqdisho

Maamkulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa uu albaabada isugu laabay Xarun lagu sameynayay Dukumintiyada been abuurka ah taas oo ku taalla mid kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir. Xaruntaas oo ku taalla agagaarka Isgoyska km4 ayaa waxaa tegay guddoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahadalle,waxaana Maamulka gobolk ay sheegeen in lagu sameynayay Dukumintiyo been abuur ah. Guddoomiye kuxigeenka ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Isbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka Banaadir

-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka Banaadir oo dowladdu ay dib ula wareegtay horraantii sannadkaan si uu qayb uga noqdo qorshaha horumarinta adeegyada caafimaad ee dalka. Maamulka Istibaalka Banaadir oo Ra’iisul Wasaaraha uga war bixiyay xaaladda isbitaalka ayaa sheegay in isbitaalka adeeg caafimaad oo tayo leh lacag la’aanna ah loogu ...

Read More »

Madaxweynaha K/ Galbeed oo qaabilay Madaxda Ururka Caalamiga ah ee socdaalka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen)ayaa Xarunta Aqalka Madaxtooyada ee Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Ururka Caalamiga ee Socdaalka. IOM. Kulankaasi oo ay goobjgayaal ka ahaayeen Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Maalgashiga Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Axmed Madoowe Nuunow Maxamed iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Cabduqadir Maxamed Baafowaxa Diirada Lagu Sarayey Sidi IOM u ...

Read More »

Safiirka Cusub ee Somalia u fadhin doona Sudan oo laga Gudoomay Waraaqaha Aqoonsiga Safiirnimmo

Danjire Maxamed Isxaaq ibraahim ayaa maanta si rasmi ah Warqadihiisa  aqoonsiga Safiirnimmo ku wareejiyay Guddoomiyaha Golaha Siyaasadda Qaranka ee Dawladda Suudaan  Cabdi Fitaax Al- Burhaan,  maanta wixii ka danbeeyana  uu noqonaya Safiirka Dawladda Soomaaliya u fadhiya Dalkaasi. Safiirka ayaa  markii laga guddoomay warqadihiisa Aqoonsiga u mahad-celiyay Guddoomiyaha Golaha Siyaasadda Qaranka Dalka Suudaan Cabdi Fitaax  Al-Burhaan, isaggoo sheegay in uu aad ...

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka oo Baardheere kasameeyay howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howl-gallo lagu baacsanayo haraadiga Argagixisada Al-shabaab ka sameeyay degaanka Raydab oo qiyaastii 40-Km dhanka Waqooyi kaga beegan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Taliyaha Ururka 49-aad, Guutada 10-aad, qeybtiisa 43-aad ee Ciidanka XDS Dhamme, Cali Maxamed Xasan, ayaa Warbaahinta u sheegay in ay howl-galka ku dileen xubno badan oo ka mid ahaa Al-Shabaab, kuwo kalena ay ...

Read More »

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo diray fariin ku aadan Xuska 14-ka Oktoobar

14-ka Oktoobar waa maalin xasuus murugo u leh dadkeenna Soomaaliyeed. Waa maalin aan waynay boqollaal muwaadiniin ah oo uu taagnaa dib u dhiska iyo horumarka dalkeenna. Waa maalin ay argagixisadu si arxan darro ah u xasuuqeen boqolaal muwaadiniin ah oo ku hawlanaa nolol maalmoodkooda, ayna agoomeeyeen kumannaan carruur ah. Qof kasta oo Soomaaliyeed waa uu xasuusan yahay dareenkii muragada lahaa ...

Read More »

Guddoomiyaha Aqalka sare ee BJFS oo Shacabka Soomaaliyeed la wadaagay Xusuusta dhacdadii 14kii October

Gudoomiyaha golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed la Wadaagay Xusuusta Dhibaatadii ka dhacday isgoyska soobe ee magaalada muqdisho, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay isagoo ku hadlaya Magaca Guddoonka iyo guud ahaan Golaha Aqalka Sare in uu Tacsi u Dirayo dadkii Soomaaliyeed ee ehelkood ku ...

Read More »

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful