Templates by BIGtheme NET

WARARKII UGU DAMBEEYAY

Duqa Muqdisho oo Guddoomiyay Shir looga hadlay Amniga Caasimadda

Magalada muqdisho waxaa xalay markale ka qabsoomay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda,waxana ka qeyb galay mas’uuliyiinta ugu sareeysa Maamulka Gobolka iyo Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska. Kulanka oo uu shir guddoomiyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa waxaa ka qeyb galay,guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Maxamed Cabdullaahi Tuulax, Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Saraakiil kale ...

Read More »

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful