Templates by BIGtheme NET

WARARKII UGU DAMBEEYAY

Ciidanka Amniga oo Howlgallo ballaaran ka sameeyey gudaha iyo duleedyada Muqdisho

Howlgalkaan lagu sugayay Amniga Caasimadda ayaa Ciidamada sida gaarka ah u tababaran waxaa ay ka sameeyeen waddooyinka Sodonka,Warshadaha iyo duleedka magaalada Muqdisho,si loo xoojiyo amniga caasimadda,si bulshada ay u helaan amni la isku haleyn karo. Intii uu socday Howlgalkaan ayaa waxaa la baarayay Gadiidka nuucyadiisa kala duwan iyo dadweynaah,taasi oo qeyb ka ah qorshaha amniga. Ciidamadan oo tababaro dheerad ah ...

Read More »

Maamulka Gobolka Benaadir oo Wado ololo lagu daabulaayo biyo fariistaan madaama lagu jiro xili roobaadka (SAWIRRO)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wadooyinka Caasimadda Muqdisho ka wado biyo dhuuqis iyo sifeynta bulaacadaha ay mari jireen biyaha, maadaama lagu jiro xilli roobaad, si shacabka Magaalada uusan wax saameyn ah ugu yeelan roobabka ka da’ay Caasimadda. Dadaaladaan ayaa qeyb ka ah, Qorshaha Maamulka Gobolka ee la xiriira sidii dib-u-dhis iyo dayactir loogu sameeyn lahaa bulaacadaha iyo biyo qabadyada Magaalada, iyadoona ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo faray Waaxaha Maamulka Gobolka Banaadir xaqiijinta horumarka iyo bilicda Caasimadda

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyeha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa faray Waaxaha Maamulka Gobolka, Dowladda Hoose ee Xamar iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka fulinta qodobadii iyo talooyinka horumarineed ee kasoo baxay Shirka Tubta Horumarinta Gobolka Banaadir ee maanta qabsoomay, kaas oo goob joog uu ku ahaa Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo taliyeyaasha Ciidanka Booliska iyo Asluubta. ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Shir Guddoomiyay Shirka Tubaha Dowladda Hoose ee Xamar “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta guud ee gobalka Banaadir oo lagu qabtay xarunta maamulka gobalka Banaadir. Shirka oo looga hadlay dar-dar gelinta qorshaha adkaynta amniga iyo sare u qaadidda bilicda caasimadda, ayuu Ra’iisul Wasaaruhu kusoo bandhigay wixii uu magaalada kusoo arkay intii uu ku jiray kormeer uu ugu kuur gelayay heerka ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Khayre oo xalay Kormeer ku tagey in ka badan 30 isgoys oo laga sugo Amnniga Caasimadda (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Wasiiro, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng, Yariisow) iyo masuuliyiin kale ayaa xalay kormeeray 30 ka mid ah isgoysyada Ciidamadu ka wadaaan Hawl-gallada ammaanka lagu sugayo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa soo indho indheeyay sida ay u socdaan howlaha sugida amniga caasimdda iyo qaabka ay ...

Read More »

Xukuumadda oo Dardar Gelinaysa Diyaarinta Sharciga Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), Maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macallim Xasan iyo maareeya ku-xigeenkiisa, Sheekh Jaamac ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socota hay’adda caalamiga ah ee duulista Rayidka (ICAO) oo uu kamid yahay khabiir loo soo diray in dowladda uu ka caawiyo dib-u-dhiska iyo Qorista sharciga hay’adda duulista Soomaaliyeed. Kulanka dhex maray ...

Read More »

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful