Templates by BIGtheme NET

Author Archives: Webmaster One

Duqa Muqdisho oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey Guri muddo ka maqnaa +Sawirro

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng;Yariisoow) ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey Guri uu lahaa oo laga haystay muddo 28 Sano ah. Guddoomiyaha oo furaha gurigaas ku wareejiyey muwaadinkii lahaa , ayaa ka digay cawaaqib xumada Aakhiro iyo Adduunba sugaysa Dadka sida sharci darrada ah u deggan hantida muwaadiniinta kale ee doonaya in dib loogu soo ...

Read More »

Madaxweynaha oo ku bogaadiyey Maamulka Gobolka Banaadir doorka ay ka qaadanayaan Barnaamijka Isxilqaan”Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka dhegeystay Guddoonka iyo Hawlwadeennada Gobolka Banaadir warbixin ku saabsan waxqabadkooda iyo qorshaha maamul ayaa ku bogaadiyey doorka muuqda ee ay ka qaadanayaan Barnaamijka Isxilqaan ee dib loogu dhisayo dalka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha oo udub-dhexaad u ah horumarka iyo sare u qaadidda heerka ...

Read More »

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Amniga iyo diyaar garowga xuska maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali  Khayre ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada. Shirka ayaa looga hadlay u diyaar garowga iyo qaban-qaabada maalamha xorriyadda dalka iyo midnimada, waxaana warbixin laga dhagaysay guddigii dhawaan uu Ra’iisul Wasaare Khayre u magacaabay  ka shaqaynta munaasabadaha muhiimka u ah ummadda Soomaaliyeed. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa warbixin looga dhagaystay wasaaradda amniga ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo Daah-furay Shirka Wadatashiga Qorshaha Horumarinta Caasimadda “SAWIRRO”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng:Yariisoow) waxa uu daah-furay shirka wadatashiga ee qorshaha horumarinta gobolka Banaadir iyo dowlada hoose Xamar waxaana madasha uu shirkani ka dhacayay goob joog ka ahaay wasiiro katirsan Dowlada Soomaaliya, agaasimayaasha guud ee wasaaradaha xukuumada Soomaaliya, guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir iyo xog’hayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir. ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Warshaddda Dharka Ciidamada Qalabka Sida “Sawirro”

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dhagax dhigay dhismaha xarunta warshad soo saareysa dharka ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed. Warshadda oo soo saaraysa dharka ciidanka oo leh tixraan fududaynaya in askari kasta ee Soomaaliyeed uu helo labis u gaar ah, ayaa meesha ka saaraysa dharkii ciidanka ee laga keeni jiray dibadda ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Bil Mushaarkeed Ugu Qayb Qaadanaya Dib-u-dhiska Degmada Warta-nabadda.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta ka qayb galay munaasabad looga arrinsanayay dib-u-dhiska Xarunta degmada Warta-nabadd ee gobalka Banaadir, ayaa ku deeqay mushaarkiisa bisha June. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa munaasabadda ka sheegay in dib-u-dhiska xarunta uu fududaynayo fulinta adeegyada bulshada, ayna  muhiim tahay in laga wada qayb qaato dadaallada dib loogu dhisayo. ...

Read More »

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo tababar u furay Shaqaale ka socda Dowlad-Goboleedyada

Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Cabdi Cashuur Xasan ayaa maanta tababar uga furey Magaalada Muqdisho shaqaale ka kala socda Wasaaradaha Boostada & Isgaarsiinta dowlad-goboleedyada dalka. Tababarkan oo lagu baranayo farsamada & maamulka Astaanta qaran ee Internetka dalka ee dotSO oo ay ka soo qeyb-galeen shaqaale ka kala socda dowlad-goboleedyada Soomaaliyeed ee Puntland, Jubaland, Koofur-Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo furay Xarunta Waaxda Barwaaqo ee degmada Warta-Nabadda

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Waaxda Barwaaqo ee degmada Warta-Nabadda. Guddoomiyaha ayaa sheegay in dib u dhiska xarumaha waaxaha degmooyinka ay aasaas u yihiin qorshaha dariseynta, amniga iyo isku xirka bulshada Caasimadda. “Xaruntan waxaan rabnaa in ay saldhig u noqoto wacyi gelinta bulshada deegmada iyo adkeynta isku ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan dalalka Geeska Afrika Mudane Alexander George Rondos oo uu weheliyo Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Mudane Nicolás Berlanga Martinez Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta taageerada Midowga Yurub ee Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, deyn cafinta, iyo ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo Kormeer ku tagay Dhismaha Cusub Xabsiga Guud ee Xamar “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa maanta waxa kormeeray Xabsiga Guud ee Muqdisho oo maxaabiistii ugu horreysay ku hoyanayaan oo laga soo wareejiyey Xabsiga dhexe. Guddoomiyuhu ayaa waxa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay in maxaabiista ay heleen xaquuq sare oo hoy casri ah, raashin tayo leh iyo waxbarasho noocya kala duwan ah oo ...

Read More »

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful