Templates by BIGtheme NET

Press Release

Warsaxaafeed: Duqa Muqdisho oo la kulmay Darawada Gaadiidka Dadweynaha ee BL-ka iyo Bajaajta

Muqdisho, 23 June 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay gaadiidleyda ka shaqeysa Caasimadda, gaar ahaan kuwa dadweynaha ee BL-ka iyo Bajaajta. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya magaalada ay laf-dhabar u yihiin bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka dan’yarta ah oo ka soo saarta nolol ...

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka oo uga warbixiyey Guddiga Arrimaha Gudaha Golaha Aqalka Sare qorshe hawlleedka Maamulka Gobolka Benaadir

Muqdisho, 08 Maajo, 2018– Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ugu warbixiyey Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta iyo Xiriirka Dawlad Goboleedyada ee Aqalka Sare, qorshe hawleedka Maamulka Gobolka. Guddoomiyeha ayaa u soo bandhigay Guddiga warbixin guud oo ku saabsan waxqabadka Maamulka Gobolka Benaadir, isagoona si gaar ah diiradda ugu saaray arrimaha Amniga, siyaadda, bulshada, ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo Daah-furay mashruuca qiimeynta bulaacadaha Caasimadda

Muqdisho, 08 May 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Daahfuray Mashruuc lagu soo diyaarinayo daraasad iyo qiimeyn la xiriirta sidii Xal waara loogu heli lahaa arrimaha biyo fariisadka iyo bulaacadaha oo xilli roobaadka yeesha saameyn weyn. Maamulka Gobolka Benaadir oo in muddo ah ku howllanaa sidii xal waara loogu heli ...

Read More »

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful