Templates by BIGtheme NET

WARARKII UGU DAMBEEYAY

Xukuumadda Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay gantaal loo genay dhanka Magaalada Makka Al Mukarama

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si kulul u dhaleeceyneysaa gantaal loo genay dhanka Magaalada Makka Al Mukarama, waxa ayna caddaynaysaa in beegsiga Aqalka Alle ee xurmadda leh uu yahay mid aan la aqbali karin, waxa ayna u aragtaa fal dembiilinimo iyo dabeecad shirqool oo ka dhan ah goobtaasi barakaysan. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay bogaadinaysaa Ciidamada Difaaca Cirka ee ...

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Xuseen Ceelaabe Faahiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiiru dowlaha Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi , Xoghayaha joogtada Wasaaradda Danjire Saciid Xaaji Maxmuud Faarax , Agaasimayaasha Waaxyaha, Safiirrada, Qunsulada Guud , Lataliyeyaasha Wasaaradda iyo dhammaan Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay tacsi u dirayaan ehellada, asxaabta iyo ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Allah u ...

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Cambaareeyay Qaraxa Argagaxisada ka geysteen Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Cambaareyay qaraxii qasaaraha isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay ee kooxaha nabad diidka ah ee Al shabaab ay maanta ka geysteen Magaaladda Muqdisho,waxaana qaraxaas  ku dhaawacmay Xildhibaan Seynab Maxamed Caamir oo ka tirsan golaha shacabka. ”Innaa lillaah wa innaa illeehi raajicuun waxaan cambaareynayaa qaraxii kooxaha arxan laabayaasha ah ka ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Qaraxii Maanta Ee Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa si kulul u cambaareeyey Qarax ay argagixisadu la beegsadeen dad bakarakacayaal ah oo deganaa dhismihii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya. Wasiir Maareeye ayaa ugu horreyn uga tacsiyeeyey dadka masaakiinta Barakacayaasha ah oo iyagoo ALLE dartii u Sooman malleeshiyo ka tirsan Al-shabaab ay ku waxyeelleeyeen Qarax laga soo buuxiyey ...

Read More »

Mareeyaha Cusub ee Tiyaatarka Qaranka oo Xaflad Soo Dhaweeyn ah loogu qabtay Xarunta Degmadda Xamar-Jajab

Maamulka iyo Bulshada Dagmada Xamar-jajab waxaa sharaf u ah in Caawa Xaflad soo dhaweyn ah ay Xarunta Dagmada ugu Sameeyaan Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Maareeyaha Cusub ee Golaha Murtida iyo Madadaalada National Theater Mohamed Abukar Ma’da. Xafladda Waxaa kasoo qeybgalay Duqa Magaalada Muqdisho Eng Abdirahman Omar Osman Yariisow, Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Mohamed Jama ...

Read More »

Golaha Ammaanka oo u riyaaqay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay dhameystirka Barnaamijka Deyn Cafinta

Warbixin golaha ammaanku uu kasoo saaray arrimaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in barnaamijka dayn cafinta dalka wajigiisa sedaxaad (SMP3), barnaamijka socda ee xoojinta awoodda dadaallada lagu hagaajinayo dakhliga gudaha kasoo xarooda iyo hannaanka lagu wada qancay ee dowladdu u dhaqan glisay dhammaan shuduudihii ku xirnaa dib-u-habaynta dhaqaalaha ay muujiyeen sida DFS ay uga go’antahay ka guul gaaridda barnaamijka dayn cafinta ...

Read More »

Wasaaradda Gargaarka  Oo Tubta Arrimaha Bulshada u Bandhigay Qorsha Gurmadka Abaaraha.

Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka XFS ayaa shirka Tubta horumarinta arrimaha bulshada  waxa ay ugu  soo bandhigtay qorshaha loogu gurmananayo hadii ay abaaro ka dhacaan deegaannno kamid ah dalka. Wasaaradda ayaa samaysay guddi ka kooban sagaal wasaaradood oo xukuumadda  kamid ah iyo wasaaradaha gargaarka maamul gobaleedayada, si dhaqsa loogu gurman karo hadii ay abaaro dhacaan. Shirka maanta oo uu guddoomiyay ...

Read More »

Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Wadada Sodonka ee Degmadda Howlwadaag (DAAWO)

Maamulka degmada Howl-Wadaag oo uu horkacayo Guddoomiyaha Degmadda Mustaf Ali Kheyre ayaa xili habeen ah olola nadaafadeed ka sameeyay Wadada Sodonkka, kaas oo lagu xoojinayay dib-usoo celinta bilicda Deegaanka. Ololaha Nadaafadeed ayaa waxaa qeyb weyn ka qaadanayey Waaxda Nadaafada Dowladda Hoose ee Xamar oo uu hogaaminayey Agaasimaha Waaxdaas C/caziiz Goodax. Guddoomiyaha degmada Howl-Wadaag Mustaf Cali Kheyre ayaasheegay in ololahaan horay ...

Read More »

Bulshadda Muqdisho oo amaantay Horumarinta uu Wado Maamulka Gobolka Banaadir (VIDEO)

Wax-garadka, Odayaasha, Dhaqanka iyo Hogaanka Bulshada Gobolka Banaadir oo soo dhaweeyay Horumarada ay Maamulka Gobolka ka wadaan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Dalada Ururada Bulshada Rayidka EX Banaadir ayaa warsaxaafadeed ay soo saaree waxay ku tageereen Maamulka Gabalka Banaadir matalaadii uu ku lahaa Shirkii ka Dhacay Garoowe iyo dhismaha Wadooyinka iyo Naleynta Caasimada . Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mudooyinkii ugu ...

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Wakiilka sare ee Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Dibadda

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa Isniintii ku qaabilay Muqdisho Wakiilka sare ee Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Dibadda iyo Siyaasadda Amniga ahna Madaxweyne kuxigeenka Ururka Midowga Yurub, Marwo Federica Mogherini, oo booqasho shaqo ku timid Caasimadda Soomaaliya iyadoo hoggaaminaysa wafdi weyn oo dhinacyo kala duwan leh. Wasiir Cawad waxa kale oo uu qaabilay ...

Read More »

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful