Templates by BIGtheme NET

Duqa Muqdisho oo Kormeer ku tagay Dhismaha Cusub Xabsiga Guud ee Xamar “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa maanta waxa kormeeray Xabsiga Guud ee Muqdisho oo maxaabiistii ugu horreysay ku hoyanayaan oo laga soo wareejiyey Xabsiga dhexe.

Guddoomiyuhu ayaa waxa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay in maxaabiista ay heleen xaquuq sare oo hoy casri ah, raashin tayo leh iyo waxbarasho noocya kala duwan ah oo kala heer ah.

Tani ayaa waxa ay qeyb ka tahay hannaanka horumarinta caddaaladda oo uu Maamulka Gobolka Banaadir u taagan yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful