Templates by BIGtheme NET

Ku-simaha Duqa Muqdisho oo shir Guddoomiyey Shirka Tubaha Dowladda Hoose ee Xamar (SAWIRRO)

Maamulka Gobolka Banaadir oo todobaadkii mar ka arinsada hormarinta siyaasadda tubaha dowladda hoose ee xamar ayaa todobaadkaan yeeshay shirka tubaha, waxaana Kulanka oo uu shir gudoominayay Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur, waxaa goob joog ka ahaa gudoomiye ku xigeenada maamulka G/Banaadir, Agaasimeyaal, la taliyaal iyo gudoomiyasha degmooyinka Gobolka Banaadir.

Kulanka maanta ayaa waxaan diirradda lagu saaray qodobo ay ka mid yihiin soo bandhigista Xeerka Nadaafadda dowladda hoose, dardar gelinta naleynta caasimadda, iyo xogwaeysi ku aadaan saameynta uu geestay roobabka ka curstay Casimadda.

DAAWO SAWIRO KULANKA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful