Templates by BIGtheme NET

Madaxweyne Waare oo beeniyey in uu fashil ku dhamaaday Shirkii Garoowe

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle oo weli ku sugan Magalada Garoowe ayaa beeniyey in uu fashil ku dhamaaday shirkii lagu kala tegay ee dhawaan Madaxda Dowladda iyo dowlad Goboleedyada ay ku yeesheen Magalada Garoowe.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sheegay in shaqsiyan isagu uusan qabin in u fashilmay shirkii Madaxda Soomaalida ee Magalada Garoowe oo aan wax qodobo ah kasoo bixin,isla markaana madaxdii ka qeyb gashay ay ku kala tageen.

HALKAAN KA DHAGEYSO HALKA MADAXWEYNAHA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful