Templates by BIGtheme NET

Tartanka Kunada Cagta ah oo loo qabtay Caruurta Agoonta Boolis-ka iyo Asluubta.

Tartanka kubada Cagta oo loo qabtay Caruurta Agoonta Booliska iyo Asluubta ayaa shalay Galab ka furmay Xarunta Barbaarinta Agoonta Booliska, kaasi oo

Tartankaan ayaa waxaa furay Taliyaha Xarunta Barbaarinta Agoonta Booliska Taliye Cali Xirsi Bare (Cali gaab) iyo Gudoomiyaha sports-ka Gobolka Banaadir Xasan Aadan Xaaji yabarow (Wiish), sidoo kale waxaa kormeer ku yimid goobta tartanku ka socdo taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya General Bashiir Ameeriko.

Taliyaha Xarunta Barbaarinta Agoonta Booliska General Cali Xirsi Bare (Cali gaab) ayaa uga mahadceliyay maamulka goboka Banaadir sida ay ugu diyaariyen labada agoon in ay bisha ramadaan tartankaan u qabsoomo, waxaana taliyuhu uu sheegay in tartankan uu yahay mid agoonta lagu dhiirigelnayo.

Gudoomiyaha Ciyaaraha Gobolka Banaadir Xasan Aadan Xaaji yabarow (Wiish) ayaa sheegay in xili kasta ay garab taagan yihiin dhiirigelinta ciyaaraha, gaar ahaan agoonta ciidmada qaranka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful