Templates by BIGtheme NET

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan Ku Yeelanaya Magaalada Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay kulankooda 14aad ee Kalfadhiga 5aad ku yeeshaan Xarunta golaha ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa loo diray in Ajendaha Kulanka maanta uu yahay Akhrinta 1aad  ee Hindise Sharciyeedka jaangooynta iyo tayadhawrka Soomaaliyeed iyo sidoo kale  ka doodista xisaab xirka miisaaniyadda dowladda ee Sanada 2017 sida lagu daabacay Bogga Golaha Shacabka ee Internet-ka.

Amaanka wadooyinka soo gala xarunta golaha Shacabka ayaa saaka si weyn loo adkeeyay,

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful